Politics
06.05.2016 comments (2)
Bosaaso

Bosaaso

Abdiwali Seed Ilmi "Adigu Shut up ma inta lagaa xishoonayo ayaad aragtey" !!!

Is qab-qabsiga iyo gacan ka hadalka madaxda u saraysa Puntland kuma ekayn Saraakiisha Ciidanka iyo Wasiirka Amniga oo kaliya, shirkii golaha wasiirada Pundland ee khamisla ah ee 5/05/2016 ka dhacay magalada Bosaaso kaasi oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Abdiwali ayaa la is waydaarsaday hadalo aan munaasin ahayn.

Wasiir ku Xigeenka Xanaada Xoolaha Abdiwali Seed Cilmi ayaa shirka golaha Wasiirada ka Akhriyey warbixin kooban oo ka hadleysay xalaada abaraha Puntland iyo doorka ay Qurba joogta reer Puntland ka qaateen gurmadka goobaha abaaruhu sameeyeen.

Wasiirku wuxuu warbixintiisa ku darey awood yarida Wasarada soo food saartey intii mudo ah, iyada oo Wasaradu helin wax masharada ah 6-dii bilood ee la soo dhaafey, islamarkasna Wasaradu u suurta gali wayday in ay soo xaqiijiso xaalda dhabta ah ee goobaha la sheegay inay abaaruhu ka jiraan.

Wasiirka oo warbixinta ku guda jira ayaa Madaxweyne Abdiwali Gaas si qayla ah oo caro ka muuqato ku yiri Wasiirka "Shut up".

Wasiirka oo kalmada Madaweynaha aad uga xumaadey ayaa isna yiri "Adigu Shut up qayra Masuul aan waxba la joogin baa tahay ma inta lagaa xishoonayaad aragtey" ka dibna wasiirka ayaa albaabka isaga baxay.

Cabashada dhaqala darida ka taagan Puntland ma aha mid ku kooban sicir bararka iyo dadka shacabka ah oo kaliya, balse waa mid baahsan oo saameyn weyn ku yeelatay Haya''adaha Dawliga ah, waana mida keentey in Saraakisha dawladu gacan qaad ka dhex dhaco.

Dunidaonline.com
Wararka-Puntland




 
COMMENTS
21.09.2017awowiseyifoq

For offer exenteration tightens soap anaemia.

http://20mg-levitraforsale.com/ - 20mg-levitraforsale.com.ankor <a href="http://usbuy-ventolin.com/">usbuy-ventolin.com.ankor</a> http://generic-levitracheapest-price.com/
21.09.2017unmumofxona

Reverse hyperresonance reproducible piping illness?

http://20mg-levitraforsale.com/ - 20mg-levitraforsale.com.ankor <a href="http://usbuy-ventolin.com/">usbuy-ventolin.com.ankor</a> http://generic-levitracheapest-price.com/
POST A COMMENT
Captcha

[top]