News
Laascaanood

Laascaanood

Magaalada Laascaanood oo maanta baaritaan xoog lihi ka socdo kadib dilal halkaa ka dhacay

Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa ku jahwareersan xalinta rabshadaha ka taagan Magaalada Laascaanood oo maalmihii ugu danbeeyay la daristay dhibaatooyin ee kamid yihiin Qaraxyo iyo dilal qorsheesay.


Ka dib qarax weyn oo habeen hore gil gilay magaalad laascaanood ayaa waxa saaka baaritaano xoogan  waxa wada ciidamada booliiska kaas oo lagu xaqiijinayo amniga.


Ciidamada ayaa saaka waxa ay yihiin kuwa aad u feejigan islamarkaan ay ka muuqato dareen xoogan waxana ay xir xirayaan dadka ay ka shakiyaan.


Wararka ayaa intaa ku daraya in faah faahin lga helayo qarixii haben hore  in ay ku nafwaayay 1-qof waxaana ku dhaawacmay ilaa 5-ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan.


Howlagalka saaka ay sameynayaan ciidamada laascaadoob ayaa waxa uu qeyb ka yahay howlago maalmihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada ka dib qaracyo xiriiro ah ka dhacayay magaalad laasacanood.



 War wixii ku soo kordha kala soco DunidaOnline.com



COMMENTS
no comments available
POST A COMMENT
Captcha

[top]