Tababaraha Qaranka kubadda cagta ee England Fabio Capello ayaa ka qaaday xilika Captainimada kooxdaasi John Terry, oo lagu Eedeyay in uu la tumtay gabar ay saaxiib ahaayeen Wayne Bridge.
Kulan qaatay 12-daqiiqo oo ka dhacay Caasimada dalkaasi ee London ayaa lagu shaaciyay in xilkii laga qaaday Terry ials markaan loo magacaabay Laacibka dhanka danbe kaga ciyaaro kooxda Man Unted Rio Ferdinand.
Gabadhani ayaa horay xariir dheer la laheed laacibka ka tirsan qaranka Egland Wayne Bridge taasi oo u dhashay ilomo balse xariirkooda oo go'ay in mudaa.
John Terry ayaa gabadha saaxiib hoostaad la sameestay asiga oo kula kulmi jiray meel kabaxsan Xarunta koxda Chelsea mada uu diidayay in la ogaado xariirka ka dhaxeeya asiga iyo gabadha.
Terry oo ah 29-jir waxaa xilka kabtanka u dhiibay macalinki hore ee Ingiriiska Steve McClaren sanadi 2006 wuxuu markaasi bedelay laacibka haatan u safto Milan AC Milan David Beckahm.
Mr Terry Captanimada waxaa looga qaaday mada bogaga Internetyada iyo caalamka ay faafiyeen fadseexadaasi ku saabsan in uu qiyaanay saaxiibkiisa ka tirsan qaranka uu u noqon lahaa horjooge.
Kala soco DunidaOnline warar sugan
by mohamed kassem dhagnas




























