Diyaaradaan ayaa la sheegayb in iyadoo joog hoose ku duulaysa ay ku soo dhawaatay Magalada Marka ee gobolka Sh/Hoose , waxaana markii ay magaalada dul heehaabaysay isku soo baxay dadka ku dhaqan d Cabud waaq oo daawanayey.
Diyaarad joog hooe ku socota ayaa lagu sheegay in ay ahaad diyaarad nooca Helicopter-ka oo ka timid dhanka xeebta Magaalada Marka taasi oo qalqal ku abuurtay Maamulka halkaa ka arimiye ee shababka ah .
Goob joogi ayaa sheegaya in ay diyaarada saarnaayeen --ruux kuwaasi oo Camirooyin ku duubanayay dxafadaha Maglaada Marka oo ay ka arimiyaan Maamul hostaga xarakada Al-Shabab oo dagaalka xoogan kula jirtay dowlada TFG-da.
Wararka ayaa intaas ku daraya in diyaaraddu ay aheyd mid sahminaysay wado qarda jeex ah oo la sheegay inay isku xirayso Marka iyo Gobalka Sh/Dhexe ,laakiin ma cada warkaasi oo ay sheegayaan dadka qaar.
Si kastaba ha ahaatee xiliyadii ugu dambeeyey ayaa gobolada dalka Somalia waxaa lagu arkayey diyaarado ku socda joog hoose kuwaas oo ku soo dhawaanaya magaalooyinka dalka dalka Somalia.
no comments available
POST A COMMENT
gallery




























