News
Washington

Washington

Baraf xoog leh oo ku dhuftey qeybo ka mid ah dalka Mareykanka

Baraf xoog leh ayaa ku dhufey xeebaha bari dalkaasi mareykanka boqolaal kun oo ruuxna waxaa la soo daristey koronto la,aan,daqiiqyaduna baraf ayaa xidhey , kooxa ka shaqeeya cimiladuna waxey ka digeen in manta xaaladu ka sii dari doonto.


 

Dhul baaxadiisu gaadheyso ilaa boqolaal kiiloomitir oo ka soo bilowda Indian ilaa  Pennsylvania hoosna loogu soo dhaadhaco  Maryland iyo dhanka  koofurta iyo waqooyiga  Carolina,ayaa la sheegey in barafka ku dhacey dhulka uu dherer ahaan gaadhayo ilaa 96Cm,isagoo,islamarkaana dusha uga baxey dhirta iyo baalayaasha korontada, ilaa 350 kun oo ruux ayaa la sheegeyn in aya koronto la,aan ku dhacdey Maryland ,Virginia ilaa washintion DC.

 

 

Booliiska Gobolka Virginia ayaa la sheegey in ay maalintii sabtida aheyd ay soo gaadheen ilaa 3,167 telfoon kuwaasoo sedex meelood oo laba qaybood looga cabanayey shilalka gaadiidka caadiga ah ee ka dhacey wadooyinka gobolkaasi ee barafku ka da,ayo.


 

Laamaha cimilada ayaa ku waaninanya dadku in ay guryahooda joogaan shaqaalaha wadooyinkuna ay furan wadooyinka si aan halisytu u badan. 

 



 

                                          Dunidaonline kala soco warar xaqiiqa

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


COMMENTS
no comments available
POST A COMMENT
Captcha

[top]