News
24.05.2013 comments (0)
Bosaaso

Bosaaso

Radio-Garowe oo laan ka furtay magaalada Bosaaso [Maqal]

Magaalada dekada ah ee Bosaaso gaar ahaan xaafadut-carab ayaa maanta laga furay laanta labaad ee idaacada Radiogarowe, furitaanka idaacada aya [more]
 News
24.05.2013 comments (0)
Adis abeba<br />

Adis abeba

Madaxda urur goboleedka IGAD oo ka xaajoonaya maamulka Jubaland

Magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa waxa ka socda shir ay isugu yimaadeen madaxda urur gobolledka IGAD, shirkaasi oo looga hadlayo maa [more]
 Politics
23.05.2013 comments (3)
Shire Yaxye<br />

Shire Yaxye

Dhagar Qabe Xildhibaan Xoosh

Ninka magaciisa la yiraahdo Cabdirxmaan Xoosh Jibriil, oo ka soo haajiray dalka Kanada, waxaa markiiba gacmo furan ku soo dhaweeyey dowladda iyo shacabka reer Puntland.  Waxa kale oo ay dowladda Puntla [more]
 News
23.05.2013 comments (0)
Muqdisho

Muqdisho

50 sano guuradii Midowga Africa oo Muqdisho laga xusay

Xarunta Midowga Africa ee muqdisho oo la yiraahdo Xalane ayaa munaasibada lagu qabtay,waxana laga soo jeediyay khudbada la xariira jiritaanka  ururka Mi [more]
archiv [show all]
 News
23.05.2013 comments (0)
Muqdisho

Muqdisho

Saacid oo ka hadlay Mooshinkii Barlamanka, Jubbaland & waliba Somaliland [Maqal]

Ra’iisal Wasaaraha ayaa saxaafada si toos ah ugala hadlay shacabka Soomaaliyeed kadib markuu dhamaaday shirkii golaha wasiirada. Kadib marku [more]
 News
23.05.2013 comments (0)
Rako-raaaxo

Rako-raaaxo

Gen. Baduugaaye oo xafiiska ururka Horseed ka furay Degmada Rako-raaxo [Maqal]

Wasiir ku xigeenka amniga Puntland Baduugaaye oo maanta warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inay xafiiska urur siyasadeedka Horseed ka fureen de [more]
 News
23.05.2013 comments (0)
Garowe

Garowe

Kooxii dishay Shiikh Cabdiqadir Nuur Faarax oo dil toogasho ah lagu xukumay [Maqal]

Maxkamadda darajarada kowaad ee ciidanka qalabka sida Pl ayaa xukumo dil toogasho ah ku riday 7-nin oo la rumaysan yahay inay dileen Shiikh Cabdiqaadir [more]
 News
23.05.2013 comments (0)
Garowe

Garowe

Kormeerayaashii qaadayay Imtixaanka shihaadiga ah oo Garowe ka ambo baxay [Sawiro]

Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka wasaaradda waxbarashada Puntland Mudane Axmad Maxamuud Warsame'Saahid'' oo warbaahinta kula hadlayay [more]
 News
22.05.2013 comments (0)
Garowe

Garowe

Wasaarada beeraha Puntland oo ka digtay sunta beeraha loo isticmaalo [Maqal+Sawiro]

Wasiirka beeraha iyo waraabta Puntland ayaa maanta si cad u sheegay inay mamnuuc tahay sunta loo isticmaalo beeraha Puntland,taasoo la sheegay inay dhimash [more]
 News
22.05.2013 comments (0)
Bosaso

Bosaso

Nabadon Xarago oo Dowlada F. ugu baaqay ka shaqaynta midnimada Somalia [Maqal]

Nabadoon Xarago ayaa dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ugu baaqay inay ka fogaato wax kasta oo umadda Soomaaliyeed kala fogaynaya isla markas [more]
[top]