Sport
30.08.2010 comments (0)
Milan

Milan

Kooxda AC Milan oo soo xera galisay ciyaar yahan reer Swedan ee Zlatan Ibrahimovic

AC Milan ayaa waxey soo xera galisay weeraryahanka reer Sweden Zlatan Ibrahimovic oo ay kala timid Barcelona markii ay ku heshiiye [more]
 Sport
30.08.2010 comments (0)
Italy

Italy

Horyaalka Serie A Talyaaniga oo shalay daaha laga rogay kooxda Juventus oo guul daro k...

Juventus ayaa kulankii ugu horeeyay ee horyaalka Serie A ay ciyaarto waxaa guuldaro 1-0 ah huwisay Bari caawa, Massimo Donati ayaa ayaa goolka [more]
 Sport
28.08.2010 comments (0)
London

London

Horyaalka England-Premier League oo maanta la ciyaaray iyo natiijoyinkii ka soo baxay

Ciyar yahan Wayne Rooney ayaa goolkiisii ugu horeeyay dhaliyay laga soo bilaabo bishii March markii uu  caawo dhaliyay mid ka mid ah gool [more]
 Sport
25.08.2010 comments (0)
London

London

Sir Alex Ferguson oo laga yaabo in uu ganaax kala kulmio horyaalka Premier League

Macalinka Manchester United Alex Ferguson ayaa waxaa laga yaabaa inuu ganaax kala kulmo horyaalka Premier League kadib markii uu sii w [more]
archiv
01.08.2010 - Alexa
24.04.2010 - Somalia's Last Chance
10.10.2009 - Ku dayo Puntland
10.10.2009 - Saadaasha HAWADA
 Sport
23.08.2010 comments (0)
England

England

M United & Fulham oo ku kala baxay bareejo , Newcastle oo kaga adkaatay 6 - 0 Aston Villa.

Ciyaar yahan Brede Hangeland ayaa gunaanadkii ciyaarta goolkii bareejada ahaa ka dhaliyay kooxda M United , wax yar kadib markii uu kooxdiisa [more]
 Sport
17.08.2010 comments (0)
Manchester

Manchester

Manchester United oo ka badisay kulankeeda koowad Horyaalka premeirshpka New Castle

Kooxda Manchester United ayaa guul ka gaartay kulankeeda Furitaanka Horyaalka premeirshpka, kadib markii Ee Fooda isdareyn Kooxda mar [more]
 Sport
11.07.2010 comments (0)
Port Elizabet

Port Elizabet

Kooxda Germany oo gashay kaalinta 3 aad ee ciyaaraha Aduunka

Ciyaartaii xalay ka dhacday magaalada Port Elizabetz oo wadamada Uruguay iyo Germany ay ku loolamayeen kaalin[Daawo Video Highlight] [more]
 Sport
07.07.2010 comments (0)

Ciyaartii shalay | Uruguay 2:3 Holland


Ciyaar kulul oo xalay ku dhexmartay garoonka Green Point ee magaalada Cape Town wadamada Uruguay iyo Holland
[Daawo Video Highlight] [more]
 Sport
03.07.2010 comments (0)
Cape Town

Cape Town

Ciyaarihii maanta | Germany oo 4 : 0 Argentina - Paraguay 0 : 1 Spain

Germany ayaa 4-0 ku xasuuqay Argentina isla markaana diiwaan gashaday markii 12-aad heerka semifinalaha [Daawo Video Highlight] [more]
 Sport
02.07.2010 comments (0)
Port Elizabeth

Port Elizabeth

Ciyaarihii maanta | Netherland 2 : 1 Brazil - Ghana 1 : 1 Uruguay

Ciyaar yahan Wesley Sneijder ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta goolkii guusha u dhaliyay Netherlands kaasoo ay ku gara [Daawo Video Highlight] [more]
[top]