Author: admin

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Midowga Jasiiradaha Qumooros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambia, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, Jamhuuriyadda Ciraaq, Dawladda Kuwayt, Dawladda Liibiya, Jamhuuriyadda Maldives, Jamhuuriyadda Federaalka ee Nayjeeriya, Saldanadda Cumaan, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Dowladda Falastiin, Dawladda Qatar, Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda Suudaan, Jamhuuriyadda Turkiga, Jamhuuriyadda Yemen, iyo Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa hoosta ka xariiqay qodobadan soo socda: 1. Diidmo cad oo aan mugdi ku jirin oo ay u diidan yihiin aqoonsiga ay Israa’iil 26-kii Diseembar 2025 u sameysay gobolka “Somaliland” ee…

Read More

Muqdisho(SONNA);–Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas oo sababay dhimashada in ka badan 50 qof oo rayid ah, isla markaana lagu afduubtay haween iyo carruur. Soomaaliya waxay garab istaag u muujineysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, waxayna tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoysaska ay ka geeriyoodeen dadkooda, iyadoo u rajeynaysa dhaawacyada bogsasho degdeg ah. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo sii daayo dhammaan dadka la afduubtay, waxayna taageeraysaa dadaallada ay Nigeria ku doonayso in caddaaladda la horkeeno…

Read More

Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fadliga bisha Ramadaan awgiis, markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta, haddii ay ka tanaasulaan fikirka xagjirka ah oo ay dib ugu soo laabtaan dadkooda iyo dalkooda. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay inay cafis siiso dhallinyarada la marin-habaabiyay, isla markaana loo abuuri doono nolol cusub iyo fursado ay dib ugu dhisan karaan mustaqbalkooda, si ay uga mid noqdaan bulshada inteeda kale. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq u diray dhallinyaradaasi, isaga oo yiri: “Waxaan baaq u dirayaa dhallinyarada la marin-habaabiyay ee ka tirsan…

Read More

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, Mudane Hameed Nuur. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan u-diyaargarowga iyo ka-jawaabista degdegga ah ee musiibooyinka, dhisidda adkeysiga bulshada, iyo horumarinta nidaamyada digniinta hore. Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo falanqaynta Nidaamka Kala Saarista Heerarka Sugnaanta Cuntada (IPC). WFP ayaa intaa ku dartay soo bandhigista Qorshaheeda Istaraatiijiyadda Dalka ee 2026–2028, kaas oo la jaanqaadaya qorshayaasha horumarineed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyada oo isgoys adag ay gaareen wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, isla markaana ilaa iyo hadda aan la gaarin wax heshiis ah ayaa waxaa lasoo warinayaa in madaxweynaha Jubbaland uu go’aansaday in uu isaga tego magaalada Muqdisho, isaga oo dib ugu laabanayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Ilo wareedyo xilkas ah ayaa innoo xaqiijiyay in Axmed Madoobe uu qorsheeyay in Talaadada berri ah uu dib ugu laabto Kismaayo, kadib maalmo uu ku sugnaa caasimada, haddii uusan imaan isbeddal deg-deg ah. Arrintan ayaa sii adkeyneysa caqabada hor dadban wada-hadallada oo ka gudbi la’…

Read More

DEGDEG” Taliye Nishow oo ahaa taliyihii dhawaan dagaalka ka riday Baydhabo iyo ciidamo uu hoggaaminayo ayaa goordhawayd gaaray degmada Buurxakaba, xilli ay halkaas ka jiraan dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo xiisad la xiriirta khilaaf siyaasadeed iyo mid amni oo u dhaxeeya Maamulka KG iyo mucaar doonaya in KG laga qabto doorasho. Shacabka Buurhakaba ayaa ka walaacsan in dhinacyada isku haya siyaasada uu markale gacan kahadal ku dhexmari karo Buurkaxaba. Dunida Online

Read More

Madaxweyne Xasan wuxuu ku socda qarda-jeex, wuxuuna aaminsan yahay in uu hadda haysto qab siyaasadeed Xoogan oo uu ku muquunin karo mucaaradka balse haddii aan heshiis dhab ah lagagalin doorashadda federaalka, meeshii lagu gaaro MAY wuxuu wajihi doonaa xaalad adag oo ah sharciyad la’aan ah, taas oo natiijadeedu noqon doonto Nabar-Siyaasadeed mucaarka u sahli kara in ay u kordhaan dhibco siyaasadeed” W/Q Guddomiyaha Jaaliyadda & Xiriirka DPL ee Dalka Maraykanka Ijaabo Abdullahi Mohamed.

Read More

MW Xasan ayaa goordhawayd ergo ahaan golaha Mustaqbalka ugu diray Wasiir Faarax Cabdiqaadir iyo Sanbalooshe inay gaarsiiyaan fariin kadib marki uu bur buray Shirkii Villa Somalia ka dhacay,xili shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka ay Isha ku hayaan kulamada labada dhinac. Madaxwaynaha ayaa mar kale bilaabay inuu waqtiga ka lumiyo GMS si uu sii wado waxka badalka dastuurka KMG iyo Dorashoyinka

Read More

To understand the new politics stance and other pro nationals of recent times, we should look to Silicon Valley and the quantified movement of the latest generation. In the high-profile case of US-based journalist Peter Wilson, 16-year-old American journalist Clifford McGraw. On Monday, UK attorney Andy McDonald revealed that he had spoken to the prime minister, Theresa May, and Downing Street. Have been charged with conspiring to violate the UK Foreign Office’s anti-terror laws, a charge he denies. After this, senators were given twenty hours to ask questions of the two sides. Anthony Zucker: Why there could be a speedy…

Read More

To understand the new politics stance and other pro nationals of recent times, we should look to Silicon Valley and the quantified movement of the latest generation. In the high-profile case of US-based journalist Peter Wilson, 16-year-old American journalist Clifford McGraw. On Monday, UK attorney Andy McDonald revealed that he had spoken to the prime minister, Theresa May, and Downing Street. Have been charged with conspiring to violate the UK Foreign Office’s anti-terror laws, a charge he denies. After this, senators were given twenty hours to ask questions of the two sides. Anthony Zucker: Why there could be a speedy…

Read More