DEGDEG” Taliye Nishow oo ahaa taliyihii dhawaan dagaalka ka riday Baydhabo iyo ciidamo uu hoggaaminayo ayaa goordhawayd gaaray degmada Buurxakaba, xilli ay halkaas ka jiraan dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo xiisad la xiriirta khilaaf siyaasadeed iyo mid amni oo u dhaxeeya Maamulka KG iyo mucaar doonaya in KG laga qabto doorasho.
Shacabka Buurhakaba ayaa ka walaacsan in dhinacyada isku haya siyaasada uu markale gacan kahadal ku dhexmari karo Buurkaxaba. Dunida Online

