Close Menu
Dunida OnlineDunida Online

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 2026

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 2026

    Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

    February 23, 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Trending
    • Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland
    • Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.
    • Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta
    • Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka
    • Xog: Axmed Madoobe oo go’aansaday inuu ka tego Muqdisho kadib markii…
    • DEGDEG” Taliye Nishow oo ahaa taliyihii dhawaan dagaalka ka riday Baydhabo iyo ciidamo uu hoggaaminayo ayaa goordhawayd gaaray degmada Buurhakaba
    • Madaxweyne Xasan wuxuu ku socda qarda-jeex, wuxuuna aaminsan yahay in uu hadda haysto qab siyaasadeed Xoogan
    • MW Xasan ayaa goordhawayd ergo ahaan golaha Mustaqbalka ugu diray Wasiir Faarax Cabdiqaadir iyo Sanbalooshe
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Dunida OnlineDunida Online
    Demo
    • Home
    • Wararka
    • Arimaha Bulshada
    • Dunida
    • Maqaalada
    • Shaqooyinka
    • Wareysyada
    Dunida OnlineDunida Online
    Home»Arimaha Bulshada»Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta
    Arimaha Bulshada

    Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

    adminBy adminFebruary 23, 2026No Comments0 Views
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fadliga bisha Ramadaan awgiis, markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta, haddii ay ka tanaasulaan fikirka xagjirka ah oo ay dib ugu soo laabtaan dadkooda iyo dalkooda.

    Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay inay cafis siiso dhallinyarada la marin-habaabiyay, isla markaana loo abuuri doono nolol cusub iyo fursado ay dib ugu dhisan karaan mustaqbalkooda, si ay uga mid noqdaan bulshada inteeda kale.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq u diray dhallinyaradaasi, isaga oo yiri:

    “Waxaan baaq u dirayaa dhallinyarada la marin-habaabiyay ee ka tirsan Khawaarijta. Waxaad tihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo la qalday. Dowladda idinlama rabto inaad ku dhammaataan jid qaldan. Waxaan rabnaa inaad badbaaddaan, nolol dhisataan, nabad ku noolaataan, dadkiinna ka mid noqotaan, kana shaqeysaan wanaagga iyo horumarka dalka iyo dadka.”

    Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay in Bisha Ramadaan ay tahay bil naxariis, cafis iyo isu-soo noqosho, isla markaana ay tahay fursad qaali ah oo qof walba ku sixi karo khaladaadkii hore, si uu ugu laabto jidka toosan iyo nolol sharaf leh

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email
    admin
    • Website

    Related Posts

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 2026

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 2026

    Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

    February 23, 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Top Posts

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 20264

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 20260

    Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

    February 23, 20260

    Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

    February 23, 20260
    Don't Miss
    Arimaha Bulshada

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    By adminFebruary 23, 20264

    Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka…

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 2026

    Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

    February 23, 2026

    Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

    February 23, 2026
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    Demo
    About Us
    About Us

    Dunida Online waa warbaahin caarami ah oo ka shaqeesa arimaha bulshada, wararka caalamjka wareysyada, Dunida online waa warbaahin digital caalimi ah

    Email Us: info@dunidaonline.com
    Contact: +254701468806

    Facebook X (Twitter) Pinterest YouTube WhatsApp
    Our Picks

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 2026

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 2026

    Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

    February 23, 2026
    Most Popular

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 20264

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 20260

    Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

    February 23, 20260
    © 2026 Dunidaonline.com. Designed by SAAFITECH.
    • Home
    • Politics
    • Lifestyle
    • Science
    • Buy Now

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Powered by
    ►
    Necessary cookies enable essential site features like secure log-ins and consent preference adjustments. They do not store personal data.
    None
    ►
    Functional cookies support features like content sharing on social media, collecting feedback, and enabling third-party tools.
    None
    ►
    Analytical cookies track visitor interactions, providing insights on metrics like visitor count, bounce rate, and traffic sources.
    None
    ►
    Advertisement cookies deliver personalized ads based on your previous visits and analyze the effectiveness of ad campaigns.
    None
    ►
    Unclassified cookies are cookies that we are in the process of classifying, together with the providers of individual cookies.
    None
    Powered by