MW Xasan ayaa goordhawayd ergo ahaan golaha Mustaqbalka ugu diray Wasiir Faarax Cabdiqaadir iyo Sanbalooshe inay gaarsiiyaan fariin kadib marki uu bur buray Shirkii Villa Somalia ka dhacay,xili shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka ay Isha ku hayaan kulamada labada dhinac.
Madaxwaynaha ayaa mar kale bilaabay inuu waqtiga ka lumiyo GMS si uu sii wado waxka badalka dastuurka KMG iyo Dorashoyinka


