Wednesday, January 7, 2026
spot_img
HomeUncategorizedSiyaasi Taabit oo kacudadaartay shirwaynaha xisbiga haybad qaran.

Siyaasi Taabit oo kacudadaartay shirwaynaha xisbiga haybad qaran.

“Waxaan marka hore si hordhac ah u bogaadinayaa munaasabadda Shirweynaha Midowga Haybad Qaran ee maalinta Khamiista 08 January 2026 ka dhici doonta magaalada Muqdisho, waxaana u rajaynayaa guul InshaAllah.

Marka labbaad, waxaan ka xumahay inaan ka qaybgeli karin Shirweynaha Midowga Haybad Qaran arrimo safar oo aan ka baaqan kari waayay awgeed” Ayuu yiri Duqii hore Muqdisho Thaabit Cabdi oo Saxaafada la hadlay. Dunida Online

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments