Close Menu
Dunida OnlineDunida Online

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Reer Puntland & 100 Sano Kadib (Puntland -2026)

    August 1, 2026

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 2026

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Trending
    • Reer Puntland & 100 Sano Kadib (Puntland -2026)
    • Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland
    • Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.
    • Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta
    • Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka
    • Xog: Axmed Madoobe oo go’aansaday inuu ka tego Muqdisho kadib markii…
    • DEGDEG” Taliye Nishow oo ahaa taliyihii dhawaan dagaalka ka riday Baydhabo iyo ciidamo uu hoggaaminayo ayaa goordhawayd gaaray degmada Buurhakaba
    • Madaxweyne Xasan wuxuu ku socda qarda-jeex, wuxuuna aaminsan yahay in uu hadda haysto qab siyaasadeed Xoogan
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Dunida OnlineDunida Online
    Demo
    • Home
    • Wararka
    • Arimaha Bulshada
    • Dunida
    • Maqaalada
    • Shaqooyinka
    • Wareysyada
    Dunida OnlineDunida Online
    Home»Arimaha Bulshada»Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka
    Arimaha Bulshada

    Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

    adminBy adminFebruary 23, 2026No Comments3 Views
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, Mudane Hameed Nuur.

    Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan u-diyaargarowga iyo ka-jawaabista degdegga ah ee musiibooyinka, dhisidda adkeysiga bulshada, iyo horumarinta nidaamyada digniinta hore. Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo falanqaynta Nidaamka Kala Saarista Heerarka Sugnaanta Cuntada (IPC).

    WFP ayaa intaa ku dartay soo bandhigista Qorshaheeda Istaraatiijiyadda Dalka ee 2026–2028, kaas oo la jaanqaadaya qorshayaasha horumarineed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email
    admin
    • Website

    Related Posts

    Reer Puntland & 100 Sano Kadib (Puntland -2026)

    August 1, 2026

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 2026

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Top Posts

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 202618

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 20267

    Xog: Axmed Madoobe oo go’aansaday inuu ka tego Muqdisho kadib markii…

    February 23, 20267

    DEGDEG” Taliye Nishow oo ahaa taliyihii dhawaan dagaalka ka riday Baydhabo iyo ciidamo uu hoggaaminayo ayaa goordhawayd gaaray degmada Buurhakaba

    February 23, 20266
    Don't Miss
    Arimaha Bulshada

    Reer Puntland & 100 Sano Kadib (Puntland -2026)

    By adminAugust 1, 20262

    Reer Puntland & 100 Sano Kadib (Puntland -2026) Abdi Faarax Siciid (Juxa)CABDI FAARAX SICIID (JUXA)…

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 2026

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 2026

    Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

    February 23, 2026
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    Demo
    About Us
    About Us

    Dunida Online waa warbaahin caarami ah oo ka shaqeesa arimaha bulshada, wararka caalamjka wareysyada, Dunida online waa warbaahin digital caalimi ah

    Email Us: info@dunidaonline.com
    Contact: +254701468806

    Facebook X (Twitter) Pinterest YouTube WhatsApp
    Our Picks

    Reer Puntland & 100 Sano Kadib (Puntland -2026)

    August 1, 2026

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 2026

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 2026
    Most Popular

    Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

    February 23, 202618

    Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

    February 23, 20267

    Xog: Axmed Madoobe oo go’aansaday inuu ka tego Muqdisho kadib markii…

    February 23, 20267
    © 2026 Dunidaonline.com. Designed by SAAFITECH.
    • Home
    • Buy Now

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.